Marketing

Manta qof walo oo joogo aduunka wuxuu ubahan yahay dhaqaale habka dhaqalaha lagu radiyo weybadan tahay qofba si ayuu urad sadaa laakin mudoo yinkii ugu danbeyey waxaa dadka la qabsadeyn in ay onlineka lacag ka sameyaan laakin marka Somaliya lajoogo dadka wey dhayal sadaan online laakin waxaa idin ku dhiri gelina inad ka faidey sataan fursadahan buux dhaafiyey interneedka

1: inaa noqoto yusuber (YOUTUBER)

Yutubka waa mesha ugu weyn ee dadka lacag kasameyaan waxaana meshaas so gelinkartaa muqaalo madadaalo ah casharo talooyin waxaa kale oo kusoo ban dhigi kartaa ganacsi gaar ah oo ledahay adiga meshaas waxa kasameyn kart ail dhaqalo oo weyn

2: WEBSITE

Inaad samey sato weysed waxaana kuso gudbinkartaa qoraal sida wararka siyasad,cayaraha, calanqeyn ,shekooyin iyo korsiiyin wax barasho meshaan waxa kazoo geli karo dhaqaale waxana furaneysa google adsense calashaan xayeysin in laguu furo inta qof ee soboqato ama kilig siiso ayaad ku heleysa lacag hadii boqashadada badato waxaa badan doono dhaqalahaga bishii ugu yaraan waxaad kasameyn kartaa celcelis ahaan 30$ maalinti bishii waxaa kasameyn karaa  900$ iyo kabadan

3: INAAD NOQOTO FREELANCER

Waqtiyadii ugu danbeyey waxaa so badanaye dadka ku shaqeeya ku freelancer cashaan adiga oo gurigaaga joogo ayaad shaqeyneysa oo dadka shaqo u qabaneysa sida ganacsiyada waa weyn kuwa yar yar iyo shaqsiyaadka waxana qabaneysa oo sameyneysa

  1. INAAD DHISTO WEBSITE YADA
  2. INAAD LOOGOYINKA SAMEYSO
  3. INAAD MUQALADA QURXISO ( VIDEO EDITON )
  4. INAAD TURJUMAAD U SAMEYSO DADKA ( TRANSLATE )

Hadi adan kasameyn xirfadahan waxad so baran karta internedka ayey dhexyalan iyaga oo free ah iyo kuwo lacag ah hadii aad taqanane waad ku shaqeyn san kartaa adiga oo gurigaaga joogo.

4: INAAD UGA SHAQEYSATO SI  (E-COMERCE)

E-comerce waxa halkaan kusoo bandhigi karta ganacsigaaga

Sida inaad laab online ah uga iib sato dadka kuna soban dhigi karo ganacsigaaga sida whatsapp kaaga facebook youtube iyo website kaaga kuso bandhigi karto.

GABA GABO IYO GUNAANAD

Waxa talo ahaan kuu sinaya inaad ganacsiga online ka ah udul qadato ma ahan wax maalin taajir laga samey naayo waxey u bahan tahay dadaal fara badan iyo dulqaad badan si aad online ka uga gaarto guul.

somaliskills

2 thoughts on “4 siyaabo oo online ka lacag uga sameyn karto

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Fariin cod ah so dub
Hello 👋
Kusoo dhawaaw somaliskills