Akadeemiyada Himilooyinka Horumarka Waara waxey bixineysa korsooyin bilasha ha ama free oo la xariiro qorshaha yoolka hormuarka waara ee ay dejiyen qaramada midoobe sanadkii 2015 oo lagu magacaabo Sustainable Development Goals Academy qorshaah oo ka kooban 17 ajende waxeynta tahay in la xaqijiyo ujeedoyinkan sanadka marka uu yahay 2030.

Muhimada ay ka ledahay Sustainable Development Goals Academy oo ay korsoyinka ubixineyso waxaa waaye in ay ka faideystan dhalinyarada kala duwan oo dafaha dunida ku kala nool si ay ugu dhiri geliso barashada mashruuca yoolasha horumarinta waara ee ladonaayo in la hir geliyo sanadka 2030 oo ay naga xirto mudo 7 sano ah .
Warbixn Kooban
- yabixinaayo: ( akademiyada qaramada midoobe UN Academy )
- qaabka dhigashada : Online
- gorta: Xiliga aad firaaqo hesho
- Barnaamijka: Courses gaagaaban
- Lacagta : waa Bilaash
- Shahaado: courses waa free laakiinse shahaadada waa Lacag yar
- Waqtiyada la heli karo : gorkasto ayey furan yihiin courses ka

Wax yabaha aad ka Faaidooyinka Courses ay bixinayso UN
- Courses walbo waa free lkn shahadada ayaa bixineysa qid mad yar
- Qaabka aad ku dhiganeysid waa habka casriga ah ee online ka

- Waqtiga aad firaaqo hesho ayaad dhiganeysa xisadaha
- Waxaad baran kartaa ilaa 35 korsoyin ah si free ah ama bilaash ah
Shuruuddaha Courses ay bixinayso UN
- Sanad kasto oo jirto waad dalban kartaa
- Dumar iyo rag wey wada codsan karan
- qof kasto oo dunida joogo wey codsan karaan weyna ufuran tahay

- lagaama rabo shahaado calami ah oo dhanka luqada ah
Si aad u codsato courses ka riix linkga hoose