About Lesson
hadii aad rabto inaad course kaan qadaro waa inaad heysataa mobil,comuter ,interned iyo goob farmashi ah oo galab ama habeen aad kuso baratikeyso
Af somaali kubaro course full ah oo dhameystiran oo PHARMACOLOGY ah waxadna noqoneysaa hadaa toos uqadato korsadaan oo kuxiran tahay meel farmashi ah waxaad noqoneysaa qof isku filan oo kaligiis shaqeysan karo.