Facebook page waa mesha ugu badan ee dadka laga helo sawabto ah facebook waxaa kuwada dhan zaqiir iyo ciroole wana lawada jogaa lkn youtube qofka inuu soo radiyo magacaga waye lkn facebook masoo radinayo wuu arka asiga oo iska dhex socdo facebook.
Faceboo waxaa isticmaalo ugu yaraan 2 billion oo qof malintii waxaa kusoo biro 100kun oo qof marka ay ugu yartahatay.
Meshaas ganac sigaga ama qpf page ku leh aad tahay waxad kasameyn kartaa lacag aad ufara badan.
Sida Loo Sameeyo ads
Ads ama promote waa adeega kuu sahlaayo inaad dad badan garsiiyo sawabto ah waxa lagu diraa lacag sawabto ah waxaa lagarsinaa dad badan qofba qofka oo ka lacag badan yahay waxaa logarsinaa dad badan tusaale.
Sawir facebook
Sidaas ayaa dad badan lagugu kenaa si aad lacag iyo dawasho badan u hesho
Shurdaha lagaa raba
Faceboo page waxaa lagaa rabaa inuu gaaro 10ku oo fallower ama like ah.
60 maakin ugu danbeysay waa in lagu dawaday 600kun
Muqalka ugu yar oo so dhigeyso waa inuu noqdaa 3 daqiiqo lama ogolo ka yar.
Fariin wadared
Marka website ledahay waxaa dadka ka arurineysa gmail waxana uwada direysa farin marka aad keynto badecad cusub ama muqal cusub ama warbixin kale oo faido leh si ay udareman in aad wax cusub keyntay ama so shegtay.
Click
Click waa mesha ugu badan ee lacag laga sameyo sawabto ah qofki facebook page dawanaayo marka ay xayeysin so gasho ku dhufto xayeysinta waxad ka helee lacag
Faa’iidada Facebook page
Shacabka somaliyed waa ama dhalinyaradeyna waa mesha ugu isticmal badan yihin hadii page aad ganacsi online ah kasameysato ama war bixino kuso gudbiso waxaad heleysa dad badan oo macamil ku ah kuna dawada waxna ka ibsado hadi aad ku ledahay dukaan ganacsi facebook page waxana sidaas ku kasbaneysaa macmiil badan .
Gaba gabo iyo Gunaanad
Waxaa leyahy social media waa in laga faideysta logana faideystaa sida ugu fican dhaqan ahan iyo diin ahan waxa idin leyahay guleysta dhamantiin