Scholarships

Minxo waxbarasho full scholarship turkey 2022-2023

Deeq wax barasho oo free ah waxaana bixinaayo dowlada turkiga sida aan og nahay hadaa nahay Somali turkuga wuxuu ka mid yahay dowladaha ama wadamada aan waxbarashada aan u aad sanadkaan waxey qadaneysan arday badan.

https://turkiyeburslari.gov.tr/

maxaa ka faideysaa

madama jamacadan ay ku taalo bartamaha yurub qof walbane wuxuu ku ha miyaa inuu yurub tago sax lkn markan hadaa nassiib leedahay waxaa si fudud ku tagi karta wadamada yurub .

waxey kaloo jamacada ku sineysaa deegan free ah ama meel aad degto.

bishii waxaa lagu sinaa lacag u dhaxeesa 300$ ilaa 500$ oo magaalo jogaga ah iyo bugagtada aad u ibsaneysid waxaa kale lagu ogal yahay inad waqti jamacada dhigato waqtina aad shaqeysato waa fursad aad uweyn oo mudan in laga faideyso .

shurudaha lagaa rabo

  1. Waa inad heysato shahaado dugsi sare oo sax ah wazarada wax barashada iyo arimaha diba wadankaga ogolasho ka heysatyo calshaan lasoo tasdiqiyey .
  2. Basaboor waa inad heysataa oo na dhacsaneyn ugu yaran waa iney ka dhiman tahay 1sano dhicitan kiisa.
  3. Sawir teesaxo ah oo aan kalar laheyn ,

somaliskills

14 thoughts on “full scholarship turkey 2022-2023

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Fariin cod ah so dub
Hello 👋
Kusoo dhawaaw somaliskills