Scholarships

Dowlada sacuudiga waxey bixineysaa wax barasho free ah oo herer kala duwan  gaar ahaan jamacda boqor cabdicaziiz

Jamacadaan waxey ka midtahay jamacadaha ugu waweyn ee kulaalo sacuudiga waxeyna ledahay ilaa 120 qeybod ama cumpas jamacadan waxaa logu bagac daray boqorada sacuudiga soo maray

Jamacadaan sanad walbo dowlada islamka waxey sii saa ilaa 10,000 kun oo minxo oo ay uqeybineyneyso dowlada sanadkaan waxa labadiyey minxoyinkii ay bixin jirtay jamacada boqol abdicaziiz waxeyna garsiisay ilaa 20,000 kun oo minxo

Sida  

Bachelor degree

Master program

Diploma in Arabic

Shuradaha ardayga laga rabo

1.     waa inaad ka weyn tahya 17 sano

2.     waa inaad heysata shahaado dugsi sare ama wax u dhigma

3.     waa inaad wadataa war cad cadeyneyso shahadada aad wadato

4.     waa inaad hesha aqbalad jamacada boqol cabdi caziiz

5.     waa inaad wax danbi ah ka gelin dowlada sacuudi carabi oo horay lagu xukumin

fadlan si fican u aqri shurudaha kor ku xusan

link hoos yaalo ka raac qeybta aad doneysid una buuxii fomka kuso bixi doono
 

Bachelor Program:

https://dsa-scholarships.kau.edu.sa/Content-211995-EN-266941

Master Programs:  

http://dsa-scholarships.kau.edu.sa/Content.aspx?Site_ID=211995&lng=EN&cid=267078

Diploma in Arabic for Speaks:

https://dsa-scholarships.kau.edu.sa/Pages-266943-en.aspx

somaliskills

2 thoughts on “Jaamacadda King Abdulaziz (KAU) 2022-2023

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Fariin cod ah so dub
Hello 👋
Kusoo dhawaaw somaliskills