You are currently viewing Kafaideysi wacaan scholarship in the uk 2023

Kafaideysi wacaan scholarship in the uk 2023

jamacada salford waxey ka mid tahay jamacad ugu bwaa weyn ee daka English-ka

waxeyna ka mid tahay 10 ka jamacad ee ugu waa weyn sanad walbo waxey bixisaa minxooyin gaaraayo 5000 kun oo min ah waxeyna u qeybisaa qaradaha caalamka.

laakin sanadkaan waxey kor dhisay min xooyinkii waxeyna garsiisay ilaa 7000kun oo minxo.

maxaa ka faideysaa

madama jamacadan ay ku taalo bartamaha yurub qof walbane wuxuu ku ha miyaa inuu yurub tago sax lkn markan hadaa nassiib leedahay waxaa si fudud ku tagi karta wadamada yurub .

bishii waxaa lagu sinaa lacag u dhaxeesa 500$ ilaa 1000$ oo magaalo jogaga ah iyo bugagtada aad u ibsaneysid waxaa kale lagu ogal yahay inad waqti jamacada dhigato waqtina aad shaqeysato waa fursad aad uweyn oo mudan in laga faideyso .

waxey kaloo jamacada ku sineysaa deegan free ah ama meel aad degto.

https://scholarshipscorner.website/salford-international-excellence-scholarship-uk/

1.Waa inad heysato shahaado dugsi sare oo sax ah wazarada wax barashada iyo arimaha diba wadankaga ogolasho ka heysatyo calshaan lasoo tasdiqiyey .

shurudaha lagaa rabo

2.Basaboor waa inad heysataa oo na dhacsaneyn ugu yaran waa iney ka dhiman tahay 1sano dhicitan kiisa.

3.Sawir teesaxo ah oo aan kalar laheyn .

Leave a Reply