Scholarships

Malaysian Government Scholarship

Jamacadaan waxey ka mid tahay jamacadaha waa weyne ee dalka maleysiya waana jamacad dowlada ledahay . waana wadan muslim.

https://scholarshipscorner.website/malaysian-international-scholarship/

maxaa ka faideysaa

Waxa yabaha ka faideyso waxaa ka mid ah

Waxaad heleysaa wax barsho free ah 100%

Cafimaad full ah

Waxaad heleysaa lacag magaalo jog ah oo gareyso 300$ bishii

Waxaad heleysa degaan free ah oo wax walbo u dhameystiran yihiin

Wax walbo waxaad si free ah ku heleysaa visaha dal ku galka waa hadii lagu soo aqbalo oo ay jamacada ku ogolaato oo ku guleysato minxada.

Gaba gabo

Waxaa idin kula talinaa inaad ka faideysatan waxabarashan freega ah si aad noloshada heer sare ugarsiiso ka faideysi wacan hal kaan mar walbo ku xirnaaw si aad u hesho maclumad walbo.

somaliskills

4 thoughts on “Malaysian Government Scholarship 2022-23

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Fariin cod ah so dub
Hello 👋
Kusoo dhawaaw somaliskills