You are currently viewing <strong>Scholarships oo ay bixineyso dowlada turkiga 2023-2024</strong>

Scholarships oo ay bixineyso dowlada turkiga 2023-2024

Boqolal arday oo dunida ah ayaa ka faideysto deqaha  waxbarasho ee turkiga ah waxeyna codsadan herarka kala duwan ee wax barashada sida bachelarka , masterka iyo Phd da.

Ardal walbo waxaa ku waajib ah inuu dhigto mudo 1 sano ah luqada turkiga inta oo bilaawin taqasuskiisa jamacada wixii intaas ka danbeyo mudada 1 ka sano wuxu bilaa waa waxbarashadiisa tooska ah .

Hadiyada waxbarasho ee turkiga waxaa hadiyad qaali ah oo qof walbo ka faideysan karo muslim iyo qalba dumar iyo ragba qof walbo wey u furtan tahay iney ka faideysato hadiyada waxbarasho ee turkga .

Warbixin kooban

  • Dowlada : waa turkiga
  • Herarka waxbarasho waa bachelor . master and Phd,
  • Tacadta waxbarashda : waa free
  • Waqtiga eyku egtahay hadiyada waxbarashada waa 20/February / 2023

Faidada hadiyada waxbarasho ee turkiga

  • Lacagta diyarada ama safarka waa free
  • Jamacada waa kuu free ama kuu lacag laän
  • cunada , jiifka iyo dawada hada xanun sato intaba waa kuu free
  • waxaa kaloo lagu sinaa bil walbo lacag aad danahaga gaarka ah ku qabsato

Shurudaha hadiyada wax barasho ee turkiga

  • Dhaman dadka dunida jooga wey dalban karaan hadiyada waxarasho ee turkiga
  • Codsadaha donaayo bachelarka waa in darajadiisa dugsiga sare ka sareysaa 70%
  • Codsadaha donaayo masterka waa in darajadiisa bachelarka waa in ay kasarey saa 75%
  • Codsadayaasha rabo iney bartaan caafimaadka nuuc yadiisa kala duwan waa in dugsigooda sare natijadooda kasareysaa cel celis ahaan 90$
  • Codsadayasha rabo shahadada koowaad waxa laga donaya snadkoda iney ka yaryihiin ama la eg yihiin 21 sano jir
  • Codsadayasha rabo shahadada labaad  waxa laga donaya snadkoda iney ka yaryihiin ama la eg yihiin 30 sano jir
  • Codsadayasha rabo shahadada sadaxaad waxa laga donaya snadkoda iney ka yaryihiin ama la eg yihiin 35sano jir

Wax yabaha lagadonaayo inaad heysato dadka kala duwan

  • Passpor aan dhicin waqtigiisa ugu yaraan 1 sano ka dhiman yahay
  • Sawir tesaro ama kur hadba sidaa utaqaano
  • Shahaado dugsi sare
  • Shahaado jamacad ee bachelor ama master hadba tii aad heysato
  • Warqada dhibcaha imtixaanka oo logaran ogyahay TRANSCRIPT
  •  Soo jeedinta Cilmi-baarista (Ph.D. Keliya { Research Proposal Ph.D. Only }

Fadlan Halkaan hoose ku dhufo ama ku jiid si aad u bux buxiso shurudaha fromka ku qoran

https://tbbs.turkiyeburslari.gov.tr/

FADLAN SAWIRKA KUU MUQDO QEYBTIISA HOORE ISKA EEG WAN CALA MADEYYE FADLAN MARKA HORE IS DIIWAN WELI

Leave a Reply