Scholarships

ma doonayaysaa inaad ka mid noqoto dadka xareysanaya oo tijaabinaya calafkooda , hadii jawaabtaada haa tahay waxaan huybaa inaad ka faaidaysan doontid scholarship kaa oo quf waliba fursad u haysto inuu xareysto.

Waxaa jira shuruudo lagaaga baahan yahay oo aan adkeyn hadii aad ka mid noqoto dadkaa helay scholarship ka waxaad wax kabaran doontaa jaamcadaha wadanka germany kuwooda ugu sareeya.

waxaa jira jaamacado scholarships badan bixiya lkin adagtahay shuruudahooda lkin markaan baarnay jaamacadaha ugu fiican uguna shuruudaha sahlan qaarada asia khaasatan wadanka indiawaa kuwan hoose jaamacadaha ugu fiican ee bixiya scholarships waliba somalia kujirto wadamada loo ogolyahay scholarships.

halkaan guji

International Students Admission, Study in India – Mangalayatan University India

somaliskills

19 thoughts on “Si fudud  ku xareyso scholarship free ah oo india 2023

  1. I liked I am Very happy to be among the students who are trying their luck to win Free education

  2. I am asking the india university to allow me the study medicine so that i can benefit from the study so i hope
    They will consider my words i want to learn medicine and surgery

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Fariin cod ah so dub
Hello 👋
Kusoo dhawaaw somaliskills