Scholarships

ma doonayaysaa inaad ka mid noqoto dadka xareysanaya oo tijaabinaya calafkooda , hadii jawaabtaada haa tahay waxaan huybaa inaad ka faaidaysan doontid scholarship kaa oo quf waliba fursad u haysto inuu xareysto.

Waxaa jira shuruudo lagaaga baahan yahay oo aan adkeyn hadii aad ka mid noqoto dadkaa helay scholarship ka waxaad wax kabaran doontaa jaamcadaha wadanka germany kuwooda ugu sareeya.

waxaa jira jaamacado scholarships badan bixiya lkin adagtahay shuruudahooda lkin markaan baarnay jaamacadaha ugu fiican uguna shuruudaha sahlan qaarada yurub khaasatan wadanka germany waa kuwan hoose jaamacadaha ugu fiican ee bixiya scholarships waliba somalia kujirto wadamada loo ogolyahay scholarships.

Halkan ku dhufo si aad iskaga diiwaan galiso jaamacadaha scholarships bixiya ee wadana germany

somaliskills

4 thoughts on “Si sahlan ku xareyso Master level Scholarship Wadanka Germany 2023

  1. “Thank you, it makes my day to hear that.”
    “I really put a lot of thought into this, thank you for noticing.”
    “Thank you, I really appreciate you taking the time to express that.”
    “Thank you, I am happy to hear you feel that way!”

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Fariin cod ah so dub
Hello 👋
Kusoo dhawaaw somaliskills