ma doonayaysaa inaad ka mid noqoto dadka xareysanaya oo tijaabinaya calafkooda , hadii jawaabtaada haa tahay waxaan huybaa inaad ka faaidaysan doontid scholarship kaa oo quf waliba fursad u haysto inuu xareysto
Waxaa jira shuruudo lagaaga baahan yahay oo aan adkeyn hadii aad ka mid noqoto dadkaa helay scholarship ka waxaad wax kabaran doontaa jaamcadaha wadanka germany kuwooda ugu sareeya
waxaa jira jaamacado scholarships badan bixiya lkin adagtahay shuruudahooda lkin markaan baarnay jaamacadaha ugu fiican uguna shuruudaha
sahlan qaarada yurub khaasatan wadanka germany waa kuwan hoose jaamacadaha ugu fiican ee bixiya scholarships waliba somalia kujirto wadamada loo ogolyahay scholarships
Halkan ku dhufo si aad iskaga diiwaan galiso jaamacadaha scholarships bixiya ee wadana germany