Marketing

Freelancir waa fursad fiican ooo  ku sahleyso inad wax badan ka badasho qaabka aad online ka uga shaqeysato waana fursad aad uga faideysan kartid adoo gurigaaga joogo uga shaqeysato inteerked kaaga iyo computerkaaga .

Sanadkaan 2022 maalin ay ka fican tahay majirto inad ka faideysato freelancerka sawabto ah waa fursada ugu weyn ee hada suuqa kajirto.

Laakin side  ubilaawi kartaa waxaa halkaan kugu fahfahin donaa qaabka uga shaqeysan karto freelancer.

Fursadaha ka banana freelancing ka

Ganacsadata waxey radinayan xirfad layaal u xaliya dhibatoyinkoda ka heysta dhanka ganacsiga. Shaqooyinka ugu muhiim san ee suuqa ka banan macamiishane rabto waxaa ka mid ah .

  • Sida website loo dhiso
  • Qorayaal ku fiican wax qorista
  • Marketing ka ku fiican
  • Sameynta Application mobilada
  • Qurxinta muqalada iyo sawirada

Boqolal shirkadood ayaa malin kasto raadiyo xirfad layaal uqabta shaqooyin  kooda suuqa weyn ee upwork and fiverr waa website laga helo dadka shaqooyinkaan qabto .

Muqaalka hoose ka daawo full information fiver.

3 Tilaabo oo ku noqon karto freelancir

Maxaa u daneyneysaa inaad noqoto freelancer?

Freelancir Malaga sameyn karaa lacag macquul ah oo badan freelancerka waa shaqo joogto ah.

Freelancir ka waa fursad wanagsan oo aad ka heleysid xuriyad iyo waqti free ah hadaba qof walbo wuu jeceyl yaahy inuu helo xuriyadaas qaliga ah.

  1. ADEEG BIXIN

Waa inaad soo bandhigtaa xirfadada ganacsi ganacsi ama xirfad si aad u noqoto freelancer hadii adan aqoonin waxad ku qasban tahay inaad barato si aad u noqoto freelancer uguna shaqeysato. Haka fikirin lacagta aan howlaha ku fulineysid .waxaa kugu shegi donaa gadaal.

  • BARTILMAAMED

Waxaad heystaa wixii aad dadka ugu shaqeyn laheyd hada waxaad u bahan tahay inaad radsato dadkii aad u shaqeyn laheyd.

Sadaxaan qaab ayaa kaa cawinaayo inad hesho dad aad u shaqeyso oo macamil ah.

  • Bosaska shaqada banana

Marka hore waa inaad iska  diwan gelisaa website ka laga helo freelancerka        wakan linkga iska diwan geli.

  • Saameyso meel lagaala soo xariiro

Waxaad samey sataa melo dadka kala soo hadlaan sida facebook,website iyo instagram adigane oo hadane uga faidey sanayo inaa kuso ban dhigto xirfadada adigane kuu gaar ah

Waxey ku fududeyneysa ina dad badan kugu soo xirmaan oo macamiil kuu noqdan oo wada shaqeyn idin dhex marto.

  • Suuqgeyn iyo Xayeysiin

Halkaan waa mesha ugu muhiimsan  waana xayeysiinta aad usameyso gacansigaaga sawabto ah wa mesha la isku dhaafay  oo ganacsiga ku guleysto ama ku qasaaro .ganacsikasto oo sis are loo xayeysiyo waa midka guleysta waxaana idin leyahay ha moganina xayeysinta iyo suuq geynta macamishada halka aykala socdaan waa inad post soo gelisa si aad macamisha qalbiyadoda usii heysto .

3 sameyso qaab dhismed qiimaha

Markii aad ogaato macamishada melaha aad ka heli karto waxaa lagaray markaas gortii aad ka fikiri lahed lacagta aad shaqada ku qabaneysid

Mana jiro qiima go’an oo ay qataan freelance rada waxey ku cabiraan qodobada hoos ku qoran

  • Khabiirnimada
  • Mudada mashruuca qadanayo
  • Goobta oo ku sugan yahay macmiilkaaga
  • Degdeg siimo

Guntii iyo gaba gabadii

Hadii aad so aqrisay qodobada aan korsu soo xuray waxaa fiican inaad u badasho ficil ahaan si aad uga dhabeyso yoolkaga

Marka online ka bilawdo ganacsi waxaad la kulmi dontaa caqabado fara badan si aad uga gudubto caqabadaha waa inad mujizaa dulqaad si aad guul ugaarto.

somaliskills

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Fariin cod ah so dub
Hello 👋
Kusoo dhawaaw somaliskills