Scholarships

Ma doonayaysaa inaad ka mid noqoto dadka xareysanaya oo tijaabinaya calafkooda , hadii jawaabtaada haa tahay waxaan huybaa inaad ka faaidaysan doontid scholarship kaa oo qof waliba fursad u haysto inuu xareysto.

Waxaa jira shuruudo lagaaga baahan yahay oo aan adkeyn hadii aad ka mid noqoto dadkaa helay scholarship ka waxaad wax kabaran doontaa jaamcadaha wadanka Singapore kuwooda ugu sareeya.

waxaa jira jaamacado scholarships badan bixiya lkin adagtahay shuruudahooda lkin markaan baarnay jaamacadaha ugu fiican uguna shuruudaha sahlan qaarada Asiya khaasatan wadanka Singapore   waa kuwan hoose jaamacadaha ugu fiican ee bixiya scholarships waliba somalia kujirto wadamada loo ogolyahay scholarships.

Halkan ka xareyso

https://scholarshipscorner.website/fully-funded-singapore-international-graduate-award/

somaliskills

2 thoughts on “SINGA Scholarships in Singapore 2023

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Fariin cod ah so dub
Hello 👋
Kusoo dhawaaw somaliskills