Marketing

Waxaa laga yabaa inaad marar badan maqashay  stock market  kana maqashay Tv iyo idacadaha ama dadka cadiga ah

Hada stock market  qiimihiisa kor ayuu ukacay waqtiyadii ugu danbeysay

Weli masax kaxdada maku soo dhacday inaad maal gelin ku sameyso suuqan samiyada ee stock market 

Waxaa halkaan idin kuso gudbin donaa qabka loo mal gashto suuqa samiyada ee stock market 

WAA MAXAY SAAMI? (STOCK)

Hadii aan falan qeeyo stock waa saami ama share aad ku dar sado shirkad caalami ama ama mid gudaha ah

Stocks waxaa loo qeybiyaa 2 qebood waxaan lagu kala magacabaa  midka koowaad  waxaa la dhahaa SAAMI GUUD  ( Common Stock ) kan labaad waxa la dhahaa KEYDKA LA DOOR BIDAY  ( Preferred stock )

Labadooda waxaa u dhaxeeya oo farqi ah waa Common Stock wuxuu ku sii nayaa xuquuq aad wax ku doran karto marka dorasho jirto waxana ka qeyb geli kartaa shirarka marka ay jiraan laakin preferred stock wax xuquuq ah kuma siinaayo.

WAA MAXAY SUUQA SAMIYADA ? ( WHAT IS STOCK MARTEK)

Suuqa samiyada waa meel ay ku kulmaan dadka ganacsato iyo malqabenada kuwaa soo gadanaayo ( buy ) ama iska sii ibinaayo(sell)

Saamiyada shirkada  qof walbo si furan ayuu u iib sanaya oo siman qaab online ah.

WAA MAXAAY BUY IYO SELL MARKET ?

Waxaa jiro wax la dhaho buy iyo sell market buy waxaa ladhaha marka suuqa saamigiisa shirkadaas  kor u kaco inaad soo ibsato.

Laakin sell market waa marka saamiga shirkada hoos u dhaco inaad iska ibiso si qasare ku soo gaarin samigaaga wana marka ugu fiican ee la iib sado samiyada buy sawab to ah qiimaha ayaa meel hoose maraayo waana marka ugu badan ee samileyda cusub kusoo biiraan saamiga shirkada.

WAA MAXAY SABABTA LOO MAAL GASHANAYI SUUQA SAAMIYADA ?

Sawabta qof walbo oo malgashi u sameynaayo waa in uu karadiyaa faaido si noloshiisa isbadal nololeed ugu sameeyo mustaqbalka dhaw tusaake hadii suuqa stock market aad malgashi ku sameyso ugu yaraan 500$ kuna deyso 5sano camal waxaa laga yabaa in 30,000$ ay garto adiga oo ku ilobaayo kana racanayo danahaga laakin lasoconaayo wararka kazoo baxo meeshii aad saamiga ku dar satay.

GUNTII IYO GABA GABADII

Waxa idin kula talina inaad markasto baritaan qoto dheer ku sameysaan shirkadaha aad samiyada ka ibsaneysan lacagaha suuqa kayaalo inta saami ee hada suuqa ku jirto iyo mustaqbalka meesha ay hiig saneyso shirkada aad saamiga ka iib satay.

somaliskills

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Fariin cod ah so dub
Hello 👋
Kusoo dhawaaw somaliskills