Marketing

Google adsense waa barnaamij xayeyiin ah wuxuuna ku ogolanayaa inaad lacag ka sameyso  Youtube , Website, facebook page iyo Baloging kaaga. Waxaa jiro shirkado lacag ku bixiya in loo xayeysiiyo alabtooda lacagta laga qaado shirkadahaas ayaa qeyb lagaa sindoona adiga marka xayeysintoda kazoo muqato page kaaga si bilaash ah sidaas ayaa google adsense lacag uga sameyn kartaa.

QAABNUU CEE AH AYUU U SHAQEYAA ADSENSE

Marka koowad waa in lasoo aqbalaa website kaaga ama facebook page kaaga laakin waa in website kaaga ku qortaa warbixin fiican oo soo jidasho leh markaas waad dalban kartaa in laguu soo daayo xayeysintaada .

Waqtiga aad hesho ogolashaha markaas waa in aad kusoo fasaxda xayeysinta website kaga kala dorataa melaha xayeysinta kasoo muqaneyso.

MEEQO LACAG AH AYAA KASAMEYN KARTAA GOOGLE ADSENSE

Lacagta aad heleysid waxa lagu qiimey donaa wax loo yaqaano ( CPC ) cost per click waana lacagta aad heleyso waa gorta qof ku dhifto xayeysinta kazoo muqatay webtise kaaga

Tusaale ahaan hadii 5000 oo dawasho ah baa heshay bishaan,  3.5%  oo ka mid ah dadkaas baa ku dhuftay xayeysinta taas oo noqoneyso 175 qof calaa qofkii waxaa lagugu dhuftay 0.85 cent per click waxaa bishaas heshay 148.75 $ .

QAABKEE LACAG BADAN UGA SAMEYN KARTAA

Marka hore waa inaad mar walbo qortaa faalooyin aad u muhiim ah oo tayo sare leh si aad u hesho aqristayaal badan . waxana muhiim ah inaad qorto qoraalka qoraalka oo ka muhiim san yahay gaar ahaan kuwo dhaadheer si loogu sii nagaado website kaaga waqti badan lagu qaato looguna soo lablabto.

XEERKA U YAALO HA JABIN

Googal adsense ga waxaa u yaalo xerar adag laakin dadka dhayal sadaan sida inaadan soo qorin maqaal dad ama qolo gooni ah lagu aflagadeynaayi ,sawiro qawan , ka ganacsiga daroogada  iyo  copywrite .

SOMALIYA MAKA SHAQEYAA (GOOGLE ADSENSE GA) ?

Sida aan ognahay waxa jiro dhalinyaro oo wadanka jogto oo ku shaqeysato facebook page , yuotube iyo website new yada  waxaana dhaman Tood ufuran google adsense laakin somalia ma aqonsano waxey dhalinyaradaan dhamaantood isticmalaan address- dibada ah waxaa sameyn karta qof ehel ama asxab aad tihiin ayaad isticmaleysa addresskiisa iyo bank card kiis sidaas bilwalbo waxaad ku heleysaa lacagtaada.

GUNTII  IYO GABA GABADII

 Amiga oo ah baaxada shaqo la’aanta ka jirto mar walbo waxa isku dayaa inaa dhalinyada u soo bandhigo xirfadha online ka looga shaqey san karo.

Waxaa leyahay dhalin yarada wey badan tahay qaabka internedka uga faidey san karno ee aan kawada shaqeysano online qofkii u baahan in laga cawiyo xirfada oo ku fican yahay iyo sida oo u soo ban dhigi lahaa waxaa diyar u nahay caawin joogto ah.

somaliskills

9 thoughts on “WAA MAXAAY ( GOOGLE ADSENSE ) ?

  1. Naxaan wakhtuyada qaar warqado caad iyo qali isku dulsaaras si aan uga hadlo wayo nololeedka nagu gaadaman iyo cakirnida nolosha bila.aadan

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Fariin cod ah so dub
Hello 👋
Kusoo dhawaaw somaliskills