Marketing

Fiverr waa website kuu sah laayo inaa ka gadato wax yabaha digital service ka ah. Adigane aad wax ku ibiso sidaas daradeed fiverr waa fudediyaha ganacsiga ibiyaha iyo laga ibiyaha fiverr wuxuu ka yimid lamber 5 oo mac naheeda uu yahay shaqada ugu yare e lagu qabanayo qii maheda oo ugu yar inuu yahay 5 dollar

Si aad u hesho warbixin fuuxda daawo muqaalka hoose.

Side buu ushaqeyaa fiverr ?

Website kaan waxaa ka buuxo dad badan oo xirfad layaal ah oo ku shaqeyta freelancer-nima waa adoo xafadada joogo ku shaqeyso online-nimo. Dadkaas waxey bixiyaan service kala duwan .
tusaale ahaan webite dhisid looga sameyn cover facebook sameyn.

FIVERR IYO SHURUDIHIISA

Get  wuxu la mid yahay service

Buyer waa qofka howsha loo fulinaayo

Seller waa qof ka shaqada kuu haayo oo aad lacagta sineysid

SIDEE WAX UGA GADAN KARTAA ?

Markii aad rabto inaad wax ka gadato fiverr. Waa inaad mesha wax laga radiyo aad ku qortaa waxa aad tabto

Waxaa markas arkeysa dad kala duwan oo shaqada rabto ku shaqeya una diyaar ah iney ku qabtaan waxadna kula sareysa lacagta ay shaqada kugu qabanayaan.

GUNRII IYO GUNANADKII

Waxaa idin kula talina inaad ka faideysatan website kaan sawabto ah waa mel si fudud lacag looga sameyn karo laakin marka hore waa inaad ledahay xirfad aad uga shaqeyn san karto si aad uga soo ban dhigto meshaan lakin hadadan laheyn xirfad waa inaad soo barataa xirfad si aad unoqoto qabiir ku shaqeysan karo xirfadiisa si aad nolosha hormar uga gaarto.

somaliskills

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Fariin cod ah so dub
Hello 👋
Kusoo dhawaaw somaliskills