Marketing

Freelancing waa inaad si free ah u shaqeysan karto iyada oo qof ku xakamey neynin waxana xur utahay waqtiga aad shaqeysaneyso ama waqtiga iska nasaneyso qof buuxa tahay cid ku xaka mey heyso jirin .

marka an ka egno dhanka lacagta cilmo baaris ay sameyen shirkadaha waa weyn eek a shaqeya freelancing ka ay shegeyn waqtigii karoonaha in dad ka badan 150 million oo qof oo kala jooga daafaha caalamka ay ku shaqeyen 2019-2020.

QAAB NUUCE AH AYUU U SHAQEYAA FREELANCER-KA ?

Freelancerka waxey lacgtooda heshaan marka ay qabtaan shaqadii loo diray tusaale ahan qof ayaa kula heshiisay iney kuu sameyso loga ama website marka oo ku qabto shaqadi aad ku heshiseyn markaas ayaa lacagta sineysa .

Waxaa sido kale heshiiska ka mid ah inta malin oo shaqada ku gu dhameynayo iyo lacagta oo kugu shaqeynaayo .

SIDA LA ISAGA DIIWAN GELIYO FREELANCERKA ?

Waxaad boqataa website freelanser ka sida http://www.fiverr.com/s2/573cfa053a

www.upwork.com kadib waa inaad iska diwan gelisa ka mid noqotaa waxaad buxisaa from kuso bixi dono kuna qorta shaqada aad qabaneyso full information ah

kaan ka daawo muqaalka aan kugu sharaxaayo qaabta aad wax walbo uqaban laheed.

MAXEY DADKA U SOO DOR BIDAAN FREELANCER KA

Freelanserka wuxuu ku sinaya awood buxda sida waqtigaaga iyo inta lacag ee aad shaqeysan kartid waa hadba sida aad ugeliso waqti.

INTEE IN LA EG AYAA LAGA HELAA FREELANCERKA

Hadba waxey ku xiran tahya xirfada aad ku shaqeysaneysid iyo shaqada aad markaas qabaneysid tusaale ahan waxaa sacadii ku shaqeyn kartaa 20-40 $ sacaddi

Bishii waxaa laga yabaa inaad ka shaqeyso lacag u dhaxeyso  300-1000$

WAX YABHA LAGA SHAQEEYO MARKA LA JOOGO FREELANCER –KA

  • Luqadaha la isku turjumaayo
  • Dhisida website
  • Qurxinta muqalada
  • Sameynta loge
  • Sameynta nashqadaha guryaha
  • Sameynta war bixinada
  • Sameynta qudbadaha

GUNTII  IYO GUNANADKII

Freelancer waa shaqo fudud kaliya waxaad u bahan tahay interned iyo computer xatee safar kasto oo adeysid ma ahan inaad free tahay wad shaqeysan kartaa oo wad wadataa agabkaagi shaqada youtube keyga waxaa yaalo muqaalo farabadan oo dhanka online ka uga shaqeyn san karto.

somaliskills

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Fariin cod ah so dub
Hello 👋
Kusoo dhawaaw somaliskills